Ciidanka Dowladda oo qabtay xubno katirsan Al Shabaab oo Sahan ahaa (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya ee ku sugan deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubadda Hoose ayaa la sheegay in gacanta ku dhigeen xubno katirsan Al Shabaab oo ku sugnaa jiinka Wabiga. Warbaahinta dowladda oo soo xiganeysay saraakiil katirsan ciidanka milatariga ayaa sheegay in ragan la qabtay oo saddex ahaa ay ahaayeen xubno katirsan Al Shabaab sidoo kale kooxdaasi … Continue reading Ciidanka Dowladda oo qabtay xubno katirsan Al Shabaab oo Sahan ahaa (Sawirro)